Posts

Showing posts from December, 2020

Astaamaha Laku karto Qofka Kujecel

Image
 Wey fara badan tihiin Astaamaha lagu garto Gabadhu iney ku jeceshahay, hase yeeshee kuwooda ugu Muhiimsan ee lagu garto waxaa ka mid ah:-  - Farxad ayaa wejigeeda laga dareemaa mar walba oo ay Maqasho Magacaaga ama ay Muuqaalkaaga Aragto. - Waxay Barataa lana Saaxiibtaa dhammaan Asxbtaada iyo Qaraabadaadaba, si ay mar walba ugala socoto Xaaladaha aad mar walba ku Sugan tahay. - Waxaad adigu jeceshahay ayey iyaduna jeclaataa oo Dookhaaga ayaa noqda Dookheeda. -Si walba oo aad u Xumeysid waa tii ku Cafisa, ka hor inta aadan Adiga ka Raali gelin. - Waxaad ku arkeysaa Hinaaso Lex jeclo ay adiga ku ilaashato, maxaa yeelay waxey rabtaa in iyada oo keliya ku yeelato, mana dooneyso Qof kale inuu Kula Qaybsado - Nafsadeeda iyo Mustaqbalkeeda oo dhan ayey Gacantaada saartaa oo ay kugu Amintaa.  - Ma Aqbasho Cid walba oo aan Adiga aheyn oo jacayl ula timaada. - Daqiiqad hadeey ku weydo waxey ula dhigan tahay iyadoo Sannad ku weyday. - Kalama jecla in aad Taajir tahay iyo inaad Faqi...