#Dhibaatada Dawada la isku cadeeyaa ku hayso hablaha somaliyeed hadaba waxaa iswaydiin leh waa Maxay Dawada Ay dumarka somalidu isku Cadeeyaan? Dawooyinka Dumarku isku Cadeeyaan waxaa ka mid ah Daawooyin loogu talo galay in lagu daaweeyo ●Elerjiga iyo ●Caabuqa nabarada, qaar kalena ay ku yihiinba khatar jirka qofka isticmaalaya, waxaa ka mid ah Daawooyinkaasi: . Sheerli,Diyana, Roose, moofeed, farableen, Biliij, Riikoo, Top sheerli, Ritaana, Silfaana, Betnoofaad, Riikoo Dhiiqo, Super Rose,Riyo, Silvana cream Iyo Qaar kale oo fara badan oo lagu isticmaalo meelaha ay somalidu degto oo aanan kusoo koobi Karin magacyadooda halkan loona istimaalo qaybaha kala duwan ee Jidhka, Gaar ahaana Wejiga, Gacmaha, Lugaha, Qoorta, iyo Qaar la mariyo Jidhka oo dhan. Waxa intaasi dheer Bacaha lagu xidho Gacmaha, lugaha, iyo Qaar lagu seexdo habeenkii loo Gashato sida Dharka oo kale. Badanaa Dawooyinkani waxay khatar ku yihiin oo ay Dhibaatooyin Laxaadle u gaystaan Caafimaadka Qofka isma...
Comments
Post a Comment