Earayo jcayl oo kusoojidanaaya
![]() |
Ayadoo ka hadlaysa Waxyaalaha ay jeceshahat marka ay Lamaaneheeda la joogto Ayeey sidaan Tiri ;-
" 1- Waxaan aad u jecleystaa Lamaanaheyga marka uu ii Dhoola Cadeynaayo, Gaar ahaan Xilliga uu Anigu igu Lammaan yahay ee uu ila Qeybsanaayo Farxadda Gogosha.
2- Waxaan jecleystaaa marka uu iigu soo Dhowaado inta uu Laabta igu qabto, si Deggen oo Farxadi ay ku jirto uu Dhegta Cod Deggen Wax iigu sheegaayo.
3- Waxaan jecleystaa Habka uu ii Dareensiiyo Jaceylka uu ii Qabo, isagoo mar walba igu Seexiya Laabtiisa (Xabadkiisa), Xilligaas oo Anigoo dhan aan kala garan Cir iyo Dhul halka aan ku Suganahay.
4- Waxaan jecleystaa Markuu igu Waaniyo Waddada Wanaagga, sida: Xijaabka, Tukashada Salaadda, ka Haridda Saaxiibada Xun-xun iyo inaan Wehel ka dhigto Goobaha Kheyrka iyo meelaha Dadka Ahlu kheyrka ku kulmaan.
5- Waxaan jecleystaa Wicitaanka marka uu ii wacaayo, haddii aan Dad la joogo wuu i sugaa, markuu i wacaayana wuxuu iigu Wacaa Erayo aan jecleysto oo Laabta u Roon.
Dhammaan Qodobadaasi waxey igu Kalifeen inaan Xaajigeyga marnaba ka Xiiso dhicin, waxaana mar kastaba Dareemaa Maalin weliba inaan nahay Aroos iyo Aroosad "..
Haye , Warka Isiiya - Qodobkee aad kuu soo jiitay Arimaha qoftaaani sheegtay...
Comments
Post a Comment