Erayo jacayl😍❤️
Jacaylku wa wax ay u abahantahay Noloshena👉🤗😊❤.
Hppti jacelka aan ku qabo xajmigisa inta oow la egyahay matilmami karo maxaa yeelaay markaan daawado dhabanada hilaaciyo quruxdaada dheeriyo xubnahaaga kala dhigan dhankastoo ka eegaba waad dhugasha wacantahoo dheymankaad lamidab tahay dhaqankiyo asluubtana dumar lagugu dhirishoo kuu dhiganta malahee
marka waxad noqotay dooqeyga hadaad jacelka wehel utahay mcneey ila fahan waa dhab jaceylkeyga dhalanteedna ka fog❤
Comments
Post a Comment