Lamaane Somaaliyeed
Waa Lamaane Somaaliyeed oo Runtii Wajiyadooda Laga dheehan Karo Farxada iyo Kalsoonida Dhexdooda Taala🥰☑
Waxay U dabaal Dagayaan Laba Sano Guuradii Kaso wareegtay Midawga Noloshooda iyo Midaynta Qalbiyadooda isu Baahi Qabay❤
☑ Markaad Hesho Qof Ku Fahmaaya Ku Farxad galinaaya Waqti Kastana garabkaaga Taagan Ayaad Dareentaa Daganaan iyo Faraxsanaan Bilaa Xad ah 🥰✅
Waxaad Tusaale U Tihiin Lamaanayasha somaliyeed Ee Wada Jira waligiin walalayaal❤✊
@Bandhigalamaanaha20plogspot.com
Comments
Post a Comment