Masjid Kuyaala Bosnia Oo dib loodhisay

 Kani waa Masjidka Ferhat Pasha oo ku yaal magaalada Banja Luka ee wadanka Bosnia and Herzegovina, Boqortooyadii Cusmaaniyiinta ayaa dhistay qaranigii 16-a



ad, waxaa burburiyey horaantii Sagaashameeyadii military-ga Serbiya.


Hadda ayaa dib loo dhisay, waliba waxaa loo adeegsaday dhismaha dhagixii asalka ee horey loogu dhisay.


ALLE isaga ayaa diintiisa ilaashada❤️



Comments

Popular posts from this blog

Astaamaha Laku karto Qofka Kujecel

Dhibaatooyinka dawada la isku cadeeyo!!

Quruxdu waa xishoodka