Posts

QISO CAJIIB AH O DHEX MARTAY NIN IYO XAASKIIS

Image
Nin iyo xaaskiisa ayaa markii mudo 11 sannadood ah guurkoodii uu kasoo wareegay ayaa waxaa u dhashay ilmahoodi ugu horeeyay oo wiil ahaa. Waxayna ahaayeen Lamaane is jecel iyadoo wiilka u dhasheyna uu u ahaa tufaaxii indhahoodu ay ku doogsanayeen. Haddaba maalin ka mid ah maalmaha ayaa wiilkoodi oo laba jir ah, ayaa Aabihii arkay dhalo ama qarsho daawo sharoobo ah oo furan. Wuxuu ka daahsanaa shaqo, wuxuu u sheegay xaaskiisa in ay furka ku xirto, armaajada korena saarto. Hooyadi, oo Jikada aad ugu mashquulsaneyd, gebi ahaanba way hilmaantay. Wiilki ayaa arkay dhaladi, wuu qabsaday, wuuna wada cabay. Waxay ahayd sharoobo dadka waaweyn intii loogu tala galay ay ka qaataan, caruurtuna khatar ku ah. Goortii ilmihii dhacay, Hooyadi ayaa kula carartay cusbitaalka, halkaasoo uu ku geeriyooday. Hooyadi qaracan iyo argagax ayaa isugu darsamay. Waxay ka sii naxsaneyd sida ay Saygeedii ama ninkeedii u wajihi doonto maadaama ay arrinta sahlatay. Markii Aabihii oo walbahaarsan uu yimid cusbitaa...

Lamaane Somaaliyeed

Image
 Waa Lamaane Somaaliyeed oo Runtii Wajiyadooda Laga dheehan Karo Farxada iyo Kalsoonida Dhexdooda Taala🥰☑ Waxay U dabaal Dagayaan Laba Sano Guuradii Kaso wareegtay Midawga Noloshooda iyo Midaynta Qalbiyadooda isu Baahi Qabay❤ ☑ Markaad Hesho Qof Ku Fahmaaya Ku Farxad galinaaya Waqti Kastana garabkaaga Taagan Ayaad Dareentaa Daganaan iyo Faraxsanaan Bilaa Xad ah 🥰✅ Waxaad Tusaale U Tihiin Lamaanayasha somaliyeed Ee Wada Jira waligiin walalayaal❤✊ @Bandhigalamaanaha20plogspot.com

Masjid Kuyaala Bosnia Oo dib loodhisay

Image
 Kani waa Masjidka Ferhat Pasha oo ku yaal magaalada Banja Luka ee wadanka Bosnia and Herzegovina, Boqortooyadii Cusmaaniyiinta ayaa dhistay qaranigii 16-a ad, waxaa burburiyey horaantii Sagaashameeyadii military-ga Serbiya. Hadda ayaa dib loo dhisay, waliba waxaa loo adeegsaday dhismaha dhagixii asalka ee horey loogu dhisay. ALLE isaga ayaa diintiisa ilaashada❤️

Astaamaha Laku karto Qofka Kujecel

Image
 Wey fara badan tihiin Astaamaha lagu garto Gabadhu iney ku jeceshahay, hase yeeshee kuwooda ugu Muhiimsan ee lagu garto waxaa ka mid ah:-  - Farxad ayaa wejigeeda laga dareemaa mar walba oo ay Maqasho Magacaaga ama ay Muuqaalkaaga Aragto. - Waxay Barataa lana Saaxiibtaa dhammaan Asxbtaada iyo Qaraabadaadaba, si ay mar walba ugala socoto Xaaladaha aad mar walba ku Sugan tahay. - Waxaad adigu jeceshahay ayey iyaduna jeclaataa oo Dookhaaga ayaa noqda Dookheeda. -Si walba oo aad u Xumeysid waa tii ku Cafisa, ka hor inta aadan Adiga ka Raali gelin. - Waxaad ku arkeysaa Hinaaso Lex jeclo ay adiga ku ilaashato, maxaa yeelay waxey rabtaa in iyada oo keliya ku yeelato, mana dooneyso Qof kale inuu Kula Qaybsado - Nafsadeeda iyo Mustaqbalkeeda oo dhan ayey Gacantaada saartaa oo ay kugu Amintaa.  - Ma Aqbasho Cid walba oo aan Adiga aheyn oo jacayl ula timaada. - Daqiiqad hadeey ku weydo waxey ula dhigan tahay iyadoo Sannad ku weyday. - Kalama jecla in aad Taajir tahay iyo inaad Faqi...

Erayo jacayl😍❤️

Image
 Jacaylku wa wax ay u abahantahay Noloshena👉🤗😊❤. Hppti jacelka aan ku qabo xajmigisa inta oow la egyahay matilmami karo maxaa yeelaay markaan daawado dhabanada hilaaciyo quruxdaada dheeriyo xubnahaaga kala dhigan dhankastoo ka eegaba waad dhugasha wacantahoo dheymankaad lamidab tahay dhaqankiyo asluubtana dumar lagugu dhirishoo kuu dhiganta malahee   marka waxad noqotay dooqeyga hadaad jacelka wehel utahay mcneey ila fahan waa dhab jaceylkeyga dhalanteedna ka fog❤

Earayo jcayl oo kusoojidanaaya

Image
 Ayadoo ka hadlaysa Waxyaalaha ay jeceshahat marka ay Lamaaneheeda la joogto Ayeey sidaan Tiri ;- " 1- Waxaan aad u jecleystaa Lamaanaheyga marka uu ii Dhoola Cadeynaayo, Gaar ahaan Xilliga uu Anigu igu Lammaan yahay ee uu ila Qeybsanaayo Farxadda Gogosha.  2- Waxaan jecleystaaa marka uu iigu soo Dhowaado inta uu Laabta igu qabto, si Deggen oo Farxadi ay ku jirto uu Dhegta Cod Deggen Wax iigu sheegaayo.  3- Waxaan jecleystaa Habka uu ii Dareensiiyo Jaceylka uu ii Qabo, isagoo mar walba igu Seexiya Laabtiisa (Xabadkiisa), Xilligaas oo Anigoo dhan aan kala garan Cir iyo Dhul halka aan ku Suganahay.   4- Waxaan jecleystaa Markuu igu Waaniyo Waddada Wanaagga, sida: Xijaabka, Tukashada Salaadda, ka Haridda Saaxiibada Xun-xun iyo inaan Wehel ka dhigto Goobaha Kheyrka iyo meelaha Dadka Ahlu kheyrka ku kulmaan.  5- Waxaan jecleystaa Wicitaanka marka uu ii wacaayo, haddii aan Dad la joogo wuu i sugaa, markuu i wacaayana wuxuu iigu Wacaa Erayo aan jecleysto oo Laabt...