Posts
Showing posts from September, 2020
Erayo jacayl😍❤️
- Get link
- X
- Other Apps

Jacaylku wa wax ay u abahantahay Noloshena👉🤗😊❤. Hppti jacelka aan ku qabo xajmigisa inta oow la egyahay matilmami karo maxaa yeelaay markaan daawado dhabanada hilaaciyo quruxdaada dheeriyo xubnahaaga kala dhigan dhankastoo ka eegaba waad dhugasha wacantahoo dheymankaad lamidab tahay dhaqankiyo asluubtana dumar lagugu dhirishoo kuu dhiganta malahee marka waxad noqotay dooqeyga hadaad jacelka wehel utahay mcneey ila fahan waa dhab jaceylkeyga dhalanteedna ka fog❤
Earayo jcayl oo kusoojidanaaya
- Get link
- X
- Other Apps

Ayadoo ka hadlaysa Waxyaalaha ay jeceshahat marka ay Lamaaneheeda la joogto Ayeey sidaan Tiri ;- " 1- Waxaan aad u jecleystaa Lamaanaheyga marka uu ii Dhoola Cadeynaayo, Gaar ahaan Xilliga uu Anigu igu Lammaan yahay ee uu ila Qeybsanaayo Farxadda Gogosha. 2- Waxaan jecleystaaa marka uu iigu soo Dhowaado inta uu Laabta igu qabto, si Deggen oo Farxadi ay ku jirto uu Dhegta Cod Deggen Wax iigu sheegaayo. 3- Waxaan jecleystaa Habka uu ii Dareensiiyo Jaceylka uu ii Qabo, isagoo mar walba igu Seexiya Laabtiisa (Xabadkiisa), Xilligaas oo Anigoo dhan aan kala garan Cir iyo Dhul halka aan ku Suganahay. 4- Waxaan jecleystaa Markuu igu Waaniyo Waddada Wanaagga, sida: Xijaabka, Tukashada Salaadda, ka Haridda Saaxiibada Xun-xun iyo inaan Wehel ka dhigto Goobaha Kheyrka iyo meelaha Dadka Ahlu kheyrka ku kulmaan. 5- Waxaan jecleystaa Wicitaanka marka uu ii wacaayo, haddii aan Dad la joogo wuu i sugaa, markuu i wacaayana wuxuu iigu Wacaa Erayo aan jecleysto oo Laabt...
Quruxdu waa xishoodka
- Get link
- X
- Other Apps

Quruxda Dumarku ma aha Dharka ay xirato, Jismiga ay Xambaarsan tahay, waxa ay Dhabankeeda ku Dhaashato, iyo Habka ay u Shanleysato Timaheeda, balse Quruxda Dumarka waa in ay ka muuqato Gudaha Indhaheeda, sababtoo ah taasi waa Albaabka Qalbigeeda. Ogoow, Quruxda Dumarku ma aha Bar (Dhibic Madow) oo Dhabanka ku taal iyo Qeyb jirka ka mid ah oo la baneeyo, balse Quruxda dhabta ah ee Dumarku waxay ku jirtaa Ruuxdeeda, Waa daryeelka ay si Kalgacal leh u siiso Qoyskeeda, Dhawrsanaanta ay ku Dhegenaato, Dadnimada ay muujiso iyo Asturnaanta jirkeeda. Duqsigu Wuxuu dusha ka fuulaa Cuntada wasakhda leh iyo Cuntada Afka banaan , umana soo dhowaado Cuntada Daboolan oo asturan , Dumarka asturan uma soodhowaado mid xumaan doonka ahi Halka Haweenka qaawan agteeda ay taagan Yihiin Mid walboo Xumaan doon ah.
Dhibaatooyinka dawada la isku cadeeyo!!
- Get link
- X
- Other Apps
#Dhibaatada Dawada la isku cadeeyaa ku hayso hablaha somaliyeed hadaba waxaa iswaydiin leh waa Maxay Dawada Ay dumarka somalidu isku Cadeeyaan? Dawooyinka Dumarku isku Cadeeyaan waxaa ka mid ah Daawooyin loogu talo galay in lagu daaweeyo ●Elerjiga iyo ●Caabuqa nabarada, qaar kalena ay ku yihiinba khatar jirka qofka isticmaalaya, waxaa ka mid ah Daawooyinkaasi: . Sheerli,Diyana, Roose, moofeed, farableen, Biliij, Riikoo, Top sheerli, Ritaana, Silfaana, Betnoofaad, Riikoo Dhiiqo, Super Rose,Riyo, Silvana cream Iyo Qaar kale oo fara badan oo lagu isticmaalo meelaha ay somalidu degto oo aanan kusoo koobi Karin magacyadooda halkan loona istimaalo qaybaha kala duwan ee Jidhka, Gaar ahaana Wejiga, Gacmaha, Lugaha, Qoorta, iyo Qaar la mariyo Jidhka oo dhan. Waxa intaasi dheer Bacaha lagu xidho Gacmaha, lugaha, iyo Qaar lagu seexdo habeenkii loo Gashato sida Dharka oo kale. Badanaa Dawooyinkani waxay khatar ku yihiin oo ay Dhibaatooyin Laxaadle u gaystaan Caafimaadka Qofka isma...
- Get link
- X
- Other Apps

Aduunka ma jiro qof keligiis noolaan karra, qof kasta waxa uu u baahan yahay lamaane daacad u noqda laakiin su'aasha is waydiinta muddan ayaa ah adigu ma tahay qof daacad ah oo diyaar u ah in aan mustaqbal samaysato. haddii ay jawaabtaadu tahay "Haa" waad hellaysaa qof wanaagsan. waxaa jira laba nololood oo bini aadamku maraan, kuwaas oo kala ah nolol khiyaali ah oo uu qofku rejo uun ku noolaado subaxdii rejo ku soo kaco habeenkiina ku seexdo. (Iskaabulo). iyo nolol rasmi ah oo aad u qurux badan oo ah nolosha aad haysato lamaane daacad kuu noqda oo aad markasta isaga ka heshid farxad iyo jacayl, midna ogow labadan nololood waxa caqabad badan tan danbe oo ah tan aad haysato farxada iyo jacaylka, waxa aad arkaysaa dad ku niyad jebinaya oo rabba in aad murugootid iyo xataa caqabado kaaga iman kara dhanka lamaanahaaga, waxa aadna kaga gudbi kartaa hal dariiq oo ah dulqaad. akhriste ma kuu sheega waxyaabaha kala kaxeeya lamaanayaasha inta badan nolosha ku fashilma?. "Haa...
Maxaa keena madheleesnimo
- Get link
- X
- Other Apps
WAA MAXAY MADHALAYSNIMO? Allah SW ayaa bixiya ilmaha balse waxaa jira cilado badan oo sabab u noqon kara in aad ilmo dhali waydo, Waa in aadan awood u lahayn in aad uur yeelato,dumarka kaliya ma ahan qofka madhalaysnimadu ay ku dhici karto balse ragga ayaa iyaguna sidoo kale yeelan kara madhalaysnimada. Madhalaysnimadu ma ahan micnaheedu in ay dhamaatey riyadaadii ahayd in aad ilmo dhasho balse qadarta alle iyada oo ay jirto ama la tijaabinayo adiga samirkaada ayaa laga yaaba in ay kugu qaadato in aad ilmo hesho hadaad samirto waqti dheer, Lamaanayaasha qayb kamid ah si ay ilmo u dhalaan waxay u baahanyihiin gargaar caafimaad in loo fidiyo hadii dhakhaatiirtu ay awood u yeeshaan ciladaha jira in ay xaliyaan. MAXAA SABABI U NOQON KARA IN AAD ILMO DHALI WAYDO? Ragga iyo dumarkaba dhibaatada ilmo la'aanta waa u simanyihiin dumarka kaliya wax ku gaar ah ma ahan sida ay Soomaalidu aaminsantahay oo mar walba waxaa eeda ilmo la'aan dusha laga saara haweenka, Hadaba dabeecadahaan oo a...